Al-Shabaab-ka kusugan magaaladda kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in ay dajiyeen qorshe dagaal oo ay ku difaacayaan magaaladda Kismaayo.
Sh Xasan Yacquub Cali Gudoomiyaha Shabaab ee Magaaladda Kismaayo ayaa sheegay in ay ka go’antahay in ay difaacaan magaaladdaas oo ah xarunta ugu weyn ee ay Shabaab hada ka joogaan dalka.
Sargaalkan ayaa sheegay in ay diyaariyeen ciidamo gaar ah oo ka hortaga weeraro uu sheegay in la doonayo in lagu qabsado magaaladda xarunta u ah Jubada hoose ee Kismaayo.
Sidoo kale Sh Xasan Yacquub Cali ayaa tilmaamay in ciidamadooda ay weeraro joogta ah ku qaadaan fariisimada ciidamada kenya iyo kuwa dowlada ay ku leeyihiin qeybo kamid ah Jubada Hoose gaar ahaan Afmadow iyo Badhaadhe.
Hadalka kasoo baxay Shabaab ayaa kusoo aadaya xili Saraakiisha dowlada iyo kuwa Kenya ay ku hanjabeen in ay gaari doonaan magaaladda Kismaayo hadana ay ujiraan wax kayar 75 KM.
Warqaad.com
Xulka Wararka Oo Dhan
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Xasan yacqub wa tuug wadaad mahan wana laqabanay wana lala xisabtamaya insha.alah wakhtigodi waqaten wana udhawatay
MARKA HORE WAXAAN LEEYAHAY SOMALI WAXAA ISKA LEH MUSLIM MANA LA OGALAANAYNO NASARIDA IYO KIRISHTANKA SOGALAAN GO AANKA XASAN YACQUUB WAA MID DHAXAL GAL AH WAANA KU TAAGEER SANAHAY
Bismilaah allaah ayaa mahadleh awalan kadibna rasulkena kadibna mu.mininta kenya waxay qaadi karto malahan insha.all gaalo allaah ayaa kasareyo haday kutashanayaa artileri gaidmissless anagauna allaah kaliya ayan kutashaynaa ilbiriqsi kasta asaga ayaa naxafidayo sidoow noogu xafiday uurka hooyadeen allaahu akbar saabad min xaraa jirinaa
xasan yacquub qorshuhuu shegayo waa waa xelad dagaal iyo masakinta oo ban logu xabalo guryahoda xasan yacqub hadu run shegi halagu arko gobaha fagaraha ah sidi gabdhaha maqbiyadaha yun melaha ka qaylyin
Hoyadaa was war sad kutagertay qawarijkaas tuuga ah sida ow horay ushegay dr ahmed ninkas waa tuug waxa ow rabaa inow ilamaha islamed marin hababiyo oo ow dabka kushido hadow runshegaa hagalo asigu dagalka yowsan cararin marka magalada lagu soo dhawyahay qawarijka xun ee urka badan cxds guuuuuul qawarijta al shababne lugta hoosteda waba galene hadey kujirane
Ninkaan shegtey Dr ahmed illaahay hakusooha.nuuniyo hadii.aadan aheyn allaa.oge mid hanuunaayo alow mjhd ta afkaga iyo adinkaaga kaqabo
midakale mjhd ta waxaan leeyahay أصبروا وصابروا ورابطوا وتقوا الله لعلكم تفلحون ()قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ) رباطل اليوم في سبيل الله خيرمن الدنيى وماعليها ) أوكماقال عليه الصلات والسلام
Waxa tageraya kalimada ah laailaha illa laah waxa leyahay umada islamka ah ilah xaqa hatuso galadana haka qabto
Umada islamka ah in lagu dul dagalama maxa baneyay war dhibka naga daya wan dhamanaye
Waa sax wan tageraya xeladas dagaal wa mid lo bahanyahy thnks mujahidias
Cargo1273 on October 2, 2007 I bought one like this one 3-days ago in Gold Mist with Cocoa and Light Cashmere laether to match my 2008 Black Raven Escalade. Awesome ride. The only complaint I have about it is the navigation and/or the software seems to be defective, everytime I start the engine I have to press the damn OK disclaimer in order to use the navigation., plus on top of that, the voice prompts are either late or too early., sometimes it doesn’t even give the correct directions at all.
Asc alle sw ayaa mahad oo dhami usugnaatay tan kale alle kabaqa oo waxa jiro waan wada ognahay ee runta hala isu sheego yaana lacaay tamin hooyo in lacaayo meesha kuma jirto
khawwrijta joogta somaliya allha nacalado way naceebeyen muslimka magacisa ayay kuciyaareen sharaftisa ale waxaan kacodsani ee hoyaday iyo abahay iyo walaalkay macna la.aan kuqarxiyay harkaha iyo saamaha waana lala xisabtami cali dhere ani iyo adi ahkiro aan iskugu imaano insha allaha
asc war ille halagaboqo teeda kale anagii af soomaaliga kuwada hadlaayo ayaa saan isu heeysano marka yaa ladanbaabin nin kaa maqane wax haka sheegin
asc mu’mininta mujhdnta dhaman cizi kunaloloda munafiqinta mushrikinta kufarta adun iyo akhiro duli ba idinsugaya.
waligay ma arag jihaad laqaxaayo …xassan yacquub ey kun ey iskadhashay ayaa tahay hadaa run sheegeyso baydhabo maxaa ugu dagaalami weysay waa adinkii kasoo qaxaye anaga ayaa rabtaan inaad nooga gabataan madfaca .war hadaa run shegeyso orad furimaha tag magaalada haka dhex qeyline waxaa balan ah waan aqaanaa xafadada iyo ciyaalkaga malinkii kismayo laqabto aniga ciidamada intaysan soogalin inaan qanimeysto reerkaga ciyaalkagana aan kutuso xanuunka ay leeyihiin dadka ciyaalkooda xaaskagana aan kufsado waaa balan kkkkkkk maxaa qadeysan ciyaal sheydaan waan samena taan wan is naqaanaa ninkan isku xaafad ayaa nahay
Xasan yacqub wa tuug tuug dhalay diina uma jedo e tugnimu ujeda e allaha jabiyo ayan leyahay
mahad murtadow manka bakamaqan balse wan aqana murtad adokale ah sidalo mamulo mindi ba madaxa kugu shanlen munafaqyahow malcunka ah mujahdnta marna mansab kuma melgartide maryaha dhiigakadhowro yad madadala noqonine mufsidyahow mangabka ah mu’mininta melkamar
asc dhamaan akhristayaasha meel walbood joogtaanba? Anigu magaranayo ninka sheegtay inuu yahay gudoomiyaha shaabab ee degmada kismaayo, se waxaan ku su’aali lahaa maxaad uga cararteen afgooye,balcad,baledweyne,baydhabo,xudur,muqdisho? Maxaad haysaayood kudifaaceysaa degmada kismaayo? Waxaan kuugu latalinlahaa kismaayo raxweyn waxbo kumalehee iska carar ninyahow intaad fursad haysatid hadii kale beri ayad warkeyga sotawi doontaa.mida kale akhristayaashu aflagaada ha iskadaayeena.NOOLI KULANTA.
Xasan yacquub ha adkaysto masakiintii uu gurka ka goynayay nabsigooda ayaa haya isna dhagax ayaa lagu dilayaa waxaana dilaya dadka shacxabka ah anaga waanu qabanaynaa waana aasaynaa qarkiisa danbe dadka ayaaana kusii daynaynaa gaari dhagax ahna waanu agdhigaynaa aniga oo kuhadlaya magaca kaanbooni waxan ushegayaa shacabka ismayo in ay is dajiyaan kana fogadan melaha alshabaabka xeryaha cidan kuleyahiin xili walbo ayanu dagaalka sooqadi karaa taasi waa digniin shacab
Xasan yaacqub xarka ayuu ceshan layahay marka ha iska hadle nagadaya raxanweynka
Kismayo wa magala weyn sidha muqdisho oo kale. Mujahidinta waxa logabahanyah inay difacdan magala sidha cadawga ay udifacanan magoloyinkodha. Allahu akbar
Waxay ila tahay inuu caad ka saaran yahay gaalada kenya sidii aan u difaaci lahaayn diinta
Waxay ila tahay inuu caad ka saaran yahay gaalada kenya difaaca diinteena
Bismaillah qalalahu tacaalaa ( walcaqibatu lil mitaqiin) ayad kale ( walilahi cizatu walisaulihi wal mu’minuun) ayuu alaah yiri ee ilmahahan wax magaratka ah waxaan dhihi lahaa wax barta aduunkan alaa abuurtay ilaa nabi nuu ilaa hada ayay gaalo dagaal kula jiraan mu’miniinta maxay u guuleysan waayeen tariikhda dib u baara deg dega iska daaya
xaxasanyacquub waxaas oo hadal ah waxaa kakeeni cabsi uukaqabo shekh ahmed madobi caruurta iyo haweenka haka dhaxbaxo haduu nin rag ah yahay oo mujahid ah
Walal yaal hadalka moy iyo xulafadisa waa ben ay shegen salibiyinta insha alah waxay nboqon war ben ah
sheekhana xasan yackhub caay la caayo wax ey ka dhibeyso ma lahan ee yaa laga tagin (fal yaqul kheyr awil yaskut) haana la ogado in ey qiyamo dambeyso mana ahan moqifka mujahidinta in ey difacan daaro waxey ku midey san yihin in uu diinka ilahay kur ahaado in sha alaah inta gabar mujahidada nooshahay iyo wiil ey nolyihin wuu socona
waxaan leeyahay mujaahidiinta meel walbo aad jooktaan cadowgiina duurkiyo haduu dooga coskiyo dareemaha ka badan yahay adna daad socdaad tahay baaruuda duushiyo dubo culus haduu yahay darbi soo ceshaa tahay waxaan kaloo mujaahidiinta leeyahay الا ان نصرالله خريب
ألسلام عليكم ورحمة ألله walalayal joojiya cayda dadka muslimka ah , dadka taageersan gaalada iyo kuwa la socda ha idin ku filnaaden waxad tageerten , dadka musliminta ah ee tageersan jihaadka lagula jira gaalada waxan idin leyahay waxaa nagu filan balanqaadki alle , kuwaas gaalada taageray iyo idinka waxad ku kulmaysan alle hortii
Asc dhaman musliminta waxan leyahay munafiqinta meeshan ka hadashay ma dhici doonto in gaalo ay ku raaxeysto dhul ka mid dhulalka islamka aaway ku afginastan ku so dulay away ku ciraq ku sodulay gaalo wey jabtay waxan leeyahay mujahidinta ha noqodo hadafkoda xaqiinta kalimada toowxiidka burburinta nasaarada yahuda
Horaa waxaloyiri badilka hadu xaq arko wuu canayoda haduuhadal sh xasan kaxanajiyay kufarax kan jirjir galka ah malinta qiyamaha lagula sosaraya allow dadkan jihadka fahansii hadad hanun ladoneyso hadii ad hanun ladoneynin kaqabo jihadka ramadan karin
SHQ YACKHUUB HADALKIISA WAA IN UULAAYO UMMADA ISLAMKA KUNOOL KISMAYO WAX KALA MARABO WAA UN SHACABKA REER KISMAYO INSHA WAALAGASARAYA AYAGOO SHACABKA WAXNA KARIN
Asc dhaman musliminta war ilah ka baqa e aflagaadada hala isku dhafo wyo waxa lagu jira bisha barakeysan o la ciwaadeyso .
Asc dhaman walalaha somalida ah marka hore waxaan idinka codsanaya in lajojiyo cayda marka labaad waxaan idin so jedinaya laba dhinaacba enaad tihin dad xun xun maxa yelay alshabaad waa dad muslimin ah kuna dhaqmayo firad shisheye waxayna xasuqayaan dad maskimin dhanka dowlada waa dad muslin ah oo ku dhaqmayo fikraad shisheye iyo musuq masuq ee fadlaan intaad ilhay ka cabstaan dagalka aan dayno dabka dhiga nabada doona maxa yelay dadkeni waxay kudhamaden bada, qaxoti, xabad, iyo qalitaan, fadlaan haldayo dhibata
Alshabab alaha dhameyo wa galo dadka gumada insha alah wana laqaban dona kuligod nacala ayaga iyo madaxdoda ku tal ala ya saliid kar kareyso oogu qabeyo nacalatulahi calayk
alaahu akbar wal cisatu fil islaam