Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Kaalintee ayay Soomaaliya kaga jirtaa 10-Wadan ee Aduunyada ugu liita ? “Akhri Liiska”

Qiimeyn ay sameesay Hay’ad laga leeyahay Dalka Mareykanka oo lagu Magacaabo Fund for Peace ayaa soo saartay 10-ka wadan ee aduunyada ugu liita Wadamadaa oo la sheegay in ay la dageen arimo isbiirsaday sida Argagaxisada ,Musuq Maasuqa iyo Burcad badeednimada.

Hay’ada Fund for Peace ayaana qiimeyntan kusameesay 10-Wadan oo kuyaala Caalamka iyadoona kaalinka ugu horeeya Hay’adu galisay Dalka Soomaaliya oo la sheegay in ay la dageen Musuq Maasuq ,Argagaxiso ,Burcad Badeednimo iyo Dowlada Xumo.

Soomaaliya waxa ay sheegtay Hay’adu in ay tahay Wadanka ugu Musuq maasuqa badan ee caalamka ka jira iyadoona Siyaasiyiinta Soomaaliya ay ku tilmaantay Hay’ada kuwa 21-kii sano ee lasoo dhaafay ka geestay Soomaaliya tacadiyo ka baxsan Xuquuqda Aadanaha .

Hay’ada ayaa sidoo kale sheegtay in Sumcadii Soomaaliya la dageen Ururada Argagaxisa iyo Burcad Badeeda kuwaa oo god dheer kusoo riday in Soomaaliya kasoo kabsato bur burkii iyo Dowlad la’aantii mudada heesatay.

Qiimeynta 10-ka Wadan la sameeyay ayaa sidan ah

1) Somalia
2) Democratic Republic of Congo
3) Sudan
4) Chad
5) Zimbabwe
6) Afghanistan
7) Haiti
8) Yemen
9) Iraq.
10) dalalka ku yaala bartamaha qaaradda Africa .

Dhawaan ayey aheed markii iyana qiimeyn ay sameesay Hay’ada Mareykanka laga leeyahay Fadhigeedana yahay Dalka Canada ay sheegtay in Dalka ugu amaanka xun aduunyada in ay Soomaaliya tahay kalainka koowaadna aduunyada kaga jirto.

Cilmi baarisyo kala duwan oo lasameeyay ayaa lagu sheegay in Dalka Soomaaliya dhinaca Wanaaga iyo Hormarka marka la qiimeeyo kaga jiraan kaalinka ugu dambeeya halka dhinaca xumaha iyo amaan darida ,musuq maasuqa kaga jiraan kaalinta ugu horeesa.

47 Responses to Kaalintee ayay Soomaaliya kaga jirtaa 10-Wadan ee Aduunyada ugu liita ? “Akhri Liiska”

  1. ali li you king says:

    kkk intu wadanku bur bur sana waxan qadnay dhowr koob lkn nala ma gudonsin way maxay ku dhacday marku ugu horaysay waxan qadnay wadanka ugu wariyasha dilka badan waxan final uga qadnay ciraaq marki labad waxan qadnay wadanka adunka ugu musuq masuqa badan waxan final uga qadnay bagistan marka seddexad waxan qadnay wadanka adunka ugu bur bursanan waxan kaqadnay congo lkn hadan somali nahay maxadn kobkaa udonan waynay

  2. free style says:

    Midaa been maaha runtii marrekan waxa uu naga damac san yahay weenaa anakaa isku geesanay midaa waxaan isku shegaynaa muslin gaalkii ayaa nagu tilmamaya wuxuush aaway islaamkii magan galyada loosoo doonan jiray illahow galada dhagar tooda budo ka dhig

  3. Dignin says:

    Asc walalyaal Illahay halolabto, anagoo Islamnima iyo iman noogula deeqay seed raali oogu noqoteen in gaalada sidii raashinki nakala qeebsato hadana wadankii tarikhya usameysay aadna kufaraxsantihin.

  4. hanad says:

    kkkkk kaalin ayaanbo 1ka nahaye yaa naga fican

  5. Ali jimcale says:

    Kkkkk somalidu waxay kumaah maahdaa inta kunabtay nabiga kaaga hormartaa, hadaba wadamadaas lasoo sheegay, dhamaantood waa kuwii maraykanku burburiyay,mantana waxaa lalaleeyahay, ayagaa ugu liita

  6. abuusaffa& marwa says:

    gaalo nacalaa ku yaal anaga xaga rabbi aan uga dhownahey

  7. Mohamed haji says:

    Wow cajib benta ila daya

  8. Walijana says:

    Somaliya waxa burburkii ugu sii daray koox wadaado matalayo oo badaaw ah cawaan ah diintii ka been sheegay ” waxay dhihi jireen maqkay marqaati furayaan (waxan ka mara kacay ) iyagii oo aan diinta ehel u aheyn ayay ka ben sheegeen karbaash alle ayaa ku dhacaya cawanta badawda ah

  9. Towxiid says:

    Waa yaab. Mareykan mawuxuu sheeganaya ilaahnimo. Adinkana maku raaceysaan. Taas waxan kala jeedaa waligeed dad muslimin ah bayaan ay so saareen o lashegayo lkn mareykan hadu shey xukumo aduunko dhan afka ayay taagayaan. War mareykan waan ku kufrinaya waana wadanka ugu horeya e aduunka ugu liito. Gaalnimo wax ka liita miya jira.

  10. Walijana says:

    QIIMAYNTA WAY SOO GAABIYEEN KAALINTA WADAADADA UGU DAD DILIDA BADAN OO AY U DHIMAN TAHAY CADAABTII ALLE XASUUSTA DHIIGA MUSLIMIINTA OO AAD DAADINAYSAAN ILAAHAY WUU XARIMAY KUNA HESHIIYAY DULI IYO DULMI

  11. Wadani dhab ah says:

    Waanasib daro in manta an noqonay wadanka ugu xun dunida misana an nahay dadka ugu xun dunida manta somaliban ahay waawax laga xishoodo tana waawaxan gacmahena kukeensanay hadaba maxaa kenay? Waxa keenay kow qabiil? Kaas oon dawo looheline somaliya sidan kabixi mayso somali hadan nahay been ban isku shegna somalidu wa dad khatara waxas waa laogaaday cid somali kaxun majirto umada somaliyed waxan oran laha walahi hadan qabiil mel iska dhigno oon gacmaha iswada qabsano dalka ugu fiican afrika ayan noqon lahen waxa dalka rogay ma liibaane lugu liibanay nin ragay dardaran utahay doqoni yeelkeed

  12. mowlid says:

    kow dhibatada aabe iyo hoyo waxa u ah qawarijta ilahay iyo rasulka kafurtay dhiga iyo malka muslinka inta banesten ayay cebtoda warbahinta kahadlaya kuwan ayan dib nodhigay alle hanaga qabto

  13. war xundiid says:

    Allahu akbar.walalyal meqaa wadan oo islam ah ayaa ku jirta,runti qofki garaad leh wudaremi karaa gumaad iyo warka ay gaalada so saren inta xun iyo cadaw tinima kujirta.Illahow adiga boqor ah ee naga qabo galadan sharteda.Amin Amin

  14. Wadani somaliyed says:

    Waa run dhaman waxa la sheegay wan nahnay hadana wa inkirena dadapa u maleya iney dharkoda u cad cadyihin marekana ino geyay ayey ku leyihin war adinka isku geyay dhaman inaka dhan wan wada burburinay ila hadana wan ku wadna burburis walipa waxa so baxay kuwo an somalinimo rapin calanki ayey diden afki ayey so wadan iney didan dadkipa iska daye marhorey dubten dadka wanwanagsan e wadaniyinta waxan leyahay ani xamar an u socdaye askari an qoran rapaye e ya i raca dadki waxgaradka aha dibadey ku maqanyihin e i mada muqdisho noqda mid noqda askari mareeye mamule ila wariso iyo xildhipano any service

  15. Kornel dable says:

    Kkk kaalintan aan galnay waxaa sabab u ah hawiye ayaka ayaa wada dhibka sababto ah wexey cadeysten dagal iyo dhac waxana ugu daran besha abgal oo wada tuugo ah wexey ku can bexen kufsiga iyo dhaca hawiye hadii laga qabto wadanka oo dhaqan celin loo sameyo wadanka wow hagaaga

  16. hobyo says:

    waa run dalka amni malahan waa run musuq maasuqa waayo saxiixa yaashii rodmarbka ayaa gadanaayay visa yaasha dhirkii uk ka dhaacayay marka mar hadii madaxda dalka visa gada naaayaan ma musuq maasuq noo dhiman

  17. Ingow says:

    Asc waliged gaalo run mashegin mahadad Aamineysan bilahi caleykum towxid sxb waliga noolow

  18. Abti says:

    K k k k k k k hawiye ha ku wase wacal yahow

  19. Caabud waaq says:

    K k k k k k k k k k k k k hada kobki SERIA B ayan qadnay sanadka dambe waxan qadayna koobka SERIA A_da fahan ama ha fahmin

  20. Mr. haytami says:

    Insha’allah wan kabixi dona 10 ka wadan e ugu lidata dunida markan min rascaseyr ilaa ras kanboni kasifeyno khawarijta argagixisada.

  21. kiimiko says:

    gaaal markii hore islamk inuu baabi iyom ayuu rabaaa muslinta aygan waa ay iska hurdaaan waxaaan dhihilahaaa iney iska celshaaa baqtiga oo xaywaanka waxba aaan kala ogeeen oo duli ah

  22. Kaambooni by blood says:

    Waa run in somalia musup maasuq la dagay waxaa u wacan maamul xumada. Inshallaah markan Madax-weyne noqdo ayaan isbadal sameynayaaaa.

  23. Kamaaludiin says:

    Waa sax gaalada runta ayay shegen iyago benalayaal ah
    1- somalia kalinta kowad ee galo nacebka ayay gashay marekan waa uu kaxun yahay anagana waan ku faraxsanahay
    Aflabadiis ayan dhawaqeyna marekanow wan kugu kufrinay

  24. Dj faysal cadde says:

    Siyasada somalia dadka isku haysta manin ayan laxisabtami dona xaga adun&xag akhiro hadana ilahay nawad hanasiyo aamin

  25. Xaji mahamud says:

    Galada wax jira ha u arkina wax kasta dinta kaqalisan hormarna leh by xaji

  26. Ahmd says:

    Wlhi taa waa sax manala la beni karo waana waxaa anaga isku geysanay taasna waxaa usbb ah kuwan islamka isku shegayo o hadana dhiiga muslimkana falenbada ku dhuuqayo wlhi kuwaso sidi cudurki cml leyska ciribtirin inaanan ka baxeynin kaalinta kowaadaana ku jireynaa dadkana waxaa kula dardaarmaa waa haday rabaan inaan ka baxno dhbkaan iney faariska sbbta no ah la dagaalamaan viruskana waa shabaab wcs wrx wbrkaatuhu

  27. Abdirahman Dalab says:

    Wadanka ugu faqirsan wa kenya iyo Djabouti adunka

  28. NEW PRESIDENT OF SOMALIA DR. C/WALI GAAS says:

    Waxaan qiimaynayay qoraalada shacabku soo qorayaal waxaana ogaaday dadka wili musuq masuqa raba dhaca raba kufsi raba 1 aad inan kusii jirno raba waa reer koonfureed war xataa maxaa laidinkaga heli waayay hal qof oo si wadani nimo leh uhadla kuligiin gaalo ayaa saan ah iyo mujaahidiintaa saan ah baad ku waalateen nimanyohow ama aan dowlad noqono oo sharciga raaca ama somali 3 hau kala yaacdo
    SOMALILAND
    PUNTLAND
    K/SOMALIA
    markaas aduunyada inta ka dhiman 1 sii ahaada walaan hadiinan wax qabsan cidi wax idiin qabanayn by by

  29. Jama says:

    K k k k wa run somalia wa dalka ugu xun adunyada marka anigana waxn dihi la ha somali ha bur burto ha burbursanato amin amin amin k k k:-P

    • Jama says:

      Somali wa wadanka ugu xun waxna wareriyay galo la dhaho al shabab wa galo waxayna ka so fircamen wadamada carabta

  30. Qaboojiye says:

    Arc walayaal hadaan ka hadlo dhiibata dalka hayso waxaa horjog u ah lawo koox mid waa koox fasiqiinta ee al shabaab midna waa qawiika la yiraahdo abgaal oo ka mid ah qawaa ilada haweye alaha naga qabto lawadaas amiin amiin amiin

  31. Run sheeg waa ceeb sheeg says:

    Asc, somaliyey idhageysta idinka dhaxdina aya iskadhaman la,a wa yaaab war maxad karabtan qabaisha iyaga dhib makeenin waxa dhibka wado wa shaqsiyad mida kale wuxu alle idin siiyey wuxu bixin laha wixi ugu qalisana aktisa wa islam iyo imaan lkn waxn kacabsanaya inu allah inaga badalqato maxa yeelay waxn jecelanay kufrigii war maxad kaqimeyn hadl u yiri midka xolaha kalito wa maraykan iyo kufarta

  32. Run sheeg waa ceeb sheeg says:

    Asc, mida kale waxn leyahay walalaha somaliland waxn idin leyahy somalida wa dad tiro yar midab diin dhaqan af wadaga makala marman waxan leyahay somaliweyn hanolato inshlh hal,iscafiyo uurka hala, isu furo waxn wa qorshe iyo qadar alle wana laga bixi maxa yelay ilaha waxu cules iyo shido waxa kadanbeyo wa fuded iyo barwaqo yanan laqusanin hadalka galadana yanan waxb laga so qaadin

  33. Mr craxmaan says:

    A s c dhamaantiin waan idin salaamay salan islaamka ee a s c bacda sln ok maxoow marenkan kadamacsanyahay dalalka islaamka waxaba kalanahay muslin iyo gaaalo 2 diin ayaan kala haysanaa maxaan isku galeynaa mareekay dagaal ayaa laga dhaxeeya wadamada islaanimada muujistay ayoow doonayaa inoow bur buriyo waxana laga dhaxeeyo dagaal insha laah waan iska celineynaa ?

  34. Abuu saleban says:

    Marekan ka anaawaso gaalada yahuuda ah inasha allaah waxan isku qarxindoo naa aqalaka cada oo ay kufaartu ku shirto adigo ah wiila somaliye dadeya duna tahay 16 kuna noola wadanka ispen

  35. Abuu saleban says:

    Marekan ka anaawaso gaalada yahuuda ah inasha allaah waxan isku qarxindoo naa aqalaka cada oo ay kufaartu ku shirto adigo ah wiila somaliye dadeya duna tahay 16 kuna noola wadanka ispen ka jwb markas

  36. C/risaaq fantastik says:

    Kkkkkkkkkk

  37. Xaar da'weyn says:

    War yaada hadaan kaalin koowad helnay maxaan rabnaaa yes yes yes somali xunta markasta melkasta anagaa xun yes yes

  38. Halima says:

    Kkkkk waaayaab marykanka wax kali uudoonaaayo waxawey inuu na kala diilo haddanunahay somaliweyn markuu leyahay burcad badeed wadankay uurabo inuu kadhax shaqesto waa badeen midkale anig ahanteta waan tageersanahy burcad badeedka waayo hatey jirin wadankeen iyo badeen waye suuli lehad ee somali weyn aynu gacmaha isqabsono oo an gaalad iska ceelinoo

  39. abdulahi xaynoosh says:

    war hada waxaaa noo harey oo kaliya mad garanaysaan in an dhahno somali manihin oo an jinsiyad kale sheegano
    waayo wax walba oo xun waaa anaga xataa galadii ayaan munkarka fuxshiga kaga hormarnay

  40. Maxamed says:

    Iyaga aya naga amni xun marekanka wa taa daraad qarax ka dacay

  41. marecan anigaa waso says:

    waxaan ku bilaawayaa magac eebe alahii naxriista lahaa
    WAXAAN KA HADLI RABAA WAX YALKAHA WAX KAMA JKIRAANKA AH AY SOO SAARTAY HAY ADAAN WAXAANA U SHEEGAYAA HADII AAN OGAADO XARUUNTA MEESHA AY KU LEEDAHAY INAAN ISKU QARXIN DOONO AAN CADAAB KU GALI HADAAN DOONEE
    WAR NINKA AQLI QABO OO MUSLINIMO JECEL WAXA AY WADAAN MARECAN KA WAA UU FAHMI LAHAA WAR MEESHAAN WXA AAD LKA QARISTAAN IN GAALADU NECEB TAHAY IS LAAMKA WAAYO HORAA ILAHAY QORAANKIISA NOOGU SHEEGAY WAR HADA WADAMADA 10KA AH EE LA SHEEGAAYO WAX AY U BADAN YIHIN WADAMA ISLAMKA AH HADA SUDAN WAA ISL MA YEMEN WAA ISLAAM SO WAX U SHEEGAYAA UMADA SILAAMKA AHI INAY ISKALA DAGAALAMAN NIMANKAA CADOWGA ILAAH AHI OO RABA INAY DIJNTRRNA NAGA BIXIYAAN WAR WAAD OGTIHIIN IN WADANKA MARAEYKAN KA GOBAL KAMID AH AY NABIGEENA SUBANAA MOHAMED N N K H AY AFLAAGAADO KU GEEYEEN OO AY KU SAMEEYEEN KAB AY KU QORAN TAHAY MAGACA SHARAF BADANAH NABIGEENA MOHAMED SO AAN LA DAGAALANO XAG MASKAXED XAG XEELADEED INSHA ALAAH ISLAMA JECEL WAAYA MAGACAYGA

  42. Issack muhamad says:

    Asc walayaal marka hore aadan uga xumahay iney gaalada nagu tilmamaan kuwa ugu hoseya adunyada balse waxanu nahay ama an ka mid nahay kuwa uga ficn wayo wax walbo waxaa ka weyn nimcatul islaam.mid kale somalidu dhibkan dhan waxey ugu bixi karta shareceda ilaahey iney ku dhaqman wabilahi towfiiq

  43. Issack muhamad says:

    Asc walayaal marka hore aadan uga xumahay iney gaalada nagu tilmamaan kuwa ugu hoseya adunyada balse waxanu nahay ama an ka mid nahay kuwa uga ficn wayo wax walbo waxaa ka weyn nimcatul islaam.mid kale somalidu dhibkan dhan waxey ugu bixi karta inay lahato samir ama dulqaad ey ku yelato dwlad ku saleysey dinta islamka mida labd waxey kaga bixi kartaa towbad

  44. Seyfulaah says:

    Asc wlaalaha islaamka ah sln kadib hadaanaha musliminta donida kunool maliidano waxaa liita gaalada ,walaalaha waxaan idinleeyahay afligaadada reelaha sida hada aan kuarkey qoraalka dadka qaarkiisa hada sooqoraato waa wax aan ficneen waxaa lahaystaa waa muslimiinta oodhan ma ahan beel beel iskadaaya asc

  45. Shankaron says:

    Dadka wa isku garad wana kala garad ani waxn dhihi laha somaliyey tosa wad hurudana anaga hadi an mid noqona clmka anaga ugu horeneno midakale hebla san ah hwiya san ah hadi ad rbtan dowlad dacd ah iyo somalinimo qabyalda nagadaya walalayal

  46. ani waxaba ka yabanahay scorda an jabinay misna cobka dahabka ama abal marin nala si la yahay war adunyada maxey nagu haysata ashabab aya cobka somalia u qaday ciyaryahnin cadi ah ma ahan wa in kabahaha dahabka lasiya lacbka layirahdo ali mahmud arge ali dherer vivi somalia an afganistaz

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII