Prof George Saitoti ayaa dhashay 3 August 1945 waxa uuna ku soo barbaaray dhulka qoomiyada masaayda waxa uu waxbarashadisii hoose dhexe waxa uu ku soo qaatay Ololua Primary School, oo ku yaala Kajiado intii u dhaxaysay 1950′s. 1960 iyo 1963, waxa uu ku biiray iskuulka sare Mang’u High School oo ku yaala Thika halkaasi oo waxbarashdiisii sare uu ku qaatay .
Prof George Saitoti ayaa waxbarshadiisii sii watay waxa uuna ku biiray jaamacad ku taala dalka maraykanak oo lagu magacaabo Daas University of Sussex, baraayton Brighton. shahaadadiisii PHD woorik University of Warwick (United Kingdom) halkaasi oo ugu danbayntii sanadii 1972dii uu ka qaatay shahaadadiisii PHD ee xisaabta .
“Dhanka siyaasada .
Saitoti ayaa siyaasada markii ugu horaysay kus soo biiray bishii October 1983,markaasi oo madaxawyanihii xiligaasi 1988 ayuu saytooti marki ugu horaysay ku guulaysatay kursiga , wuqooyiga Kajiado North waxii ka danbeeyay 1988 ilaa maanta oo uu dhintay waligii doorasho looga adkaanin degaankiisa wuqooyiga kijaado .
Ka dib doorashadii guud ee dalak ka dhacday 1988 ayaa madaxwaynihii xiligaas danyal arab mooy waxa uu saytooti u magacaabay madaxwayna ku xigeen waxa uuna saytooti noqday madaxwayna ku xigeenak ugu waqtiga dheeraa oo waxauu jagadaasi hayay 13 sano .
Prof jooj saytooti ayaa wasiir ka soo noqday wasaarado badan oo ay ak mid yihiin wasaarada waxbarshada ,wasaarada dhaqaalaha wasaarada qorshaynat qaranka iyo wasaarada amniga gudaha oo uu hada inta uusan dhiman uu hayay .
Marak aanu eegno goobaha caalamka kale uu ka soo shaqeeyay laga bilaabo 1990 ilaa -1991, Saitoti waxa uu ahaa gudoomiyaha golaha fulinta ee bangiga aduun World Bank iyo hay’ada caalamiga ah ee lacagta IMF 1999-ilaa 2000, ayaa awxa uu sidoo kale ahaa madaxa wadamada la isku yiraahdo African Caribbean and Pacific (ACP) Group of States, Vice-President, African Mathematical Union(1976-1979)
Prof jooj saitoti ayaa waxa uu hada ka mid ahaa musharaxiinta u tartamaaysa jagada madaxwaynanimada doorashada soo socota .
Waxayaabaha lagu xasuusto prof saitooti waxa ka mid ah dagaalkii ka dhanka ahaa xarakada Alshabab ee ciidamada kenya 16 bishii october ay ku galeen ciidamadaz kenya gudaha soomaaliya .
W/D: Axmed Badar
Xigasho Starfm.co.ke
A s c dhaman umada islaamka wan salaamaya tan kale Alhamdulah ninkas islaamka dhib un bu ku haye Alla naga dul qaday asagana ku mahadsan gaal ka cadaabta rabina Alla haku fogeyo asaga iyo kuxegenkisaba dhib badan ayey musliminta so gaarsin khaasatan dadka somalida malin walba sedax boqol qof oo denbi la aan e ayaa la iska xiri jiray kuwa kala na laaluush aye wadan ka uga nool yihin marka waa ba mahad Alle alhamdulah
Wll saadsheegayso haduusamayjiray naarta ale hakufogeeyo aamiin aamiin
alow naarta keey amiin
Alaha uma naxariisto cadaab abad ahne alaha kuwaariyo midkaan wuxuu dhibay umada muslimka ah ee somaliyeed
Daalim kibray oo maata lays ah iga dheh horta bal jaxiima dhadhami alle aya mahadleh
Allah narta ku fogeyo isaga iyo asxabtisa
Ilahay narta haku fogeyo isagi kuwilasocday amin amin
Naarta Alle hakufageeyo gaalka gaalka dhalay
Alle naarta ku fugeyo wuxuu dhibay uma islamka qasatan somalida
Wuxuu ahaa gaal qadhmuun ama xisaab PHd haku qaato ama qashinka haku qaatee, asagoo daciif ah oo dulli ah ayuu maanta rabbi horjoog cadaabul qabri ku jir waligaa waana hubaal inaad ku jiri.
Naarta allah ku fogeyo
Ilaahey wxn ooga bar yayaa inuu qabriga ku cariiriyo mug dine ooga dhigo aamiin aamiin
naarta allaha ku fogeeyo khaaaatulka
allahu akbar cadaw illahay ayaa baxay alxamdulillah
Naata allaha ku fogeyo kuwakalana allaha kadabageyo cadowga muslim ka ah oo khayrka leh
Jahanama ayaa pHD ku qaadani asagana kkkkkkk